Ilhaan Cumar oo loo dhaariyey xubinimada Congresska Maraykanka (Daawo Sawirro)

Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto. Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Kongareska 116-aad ee dalkan Maraykanka. Dadka Muslimka ah iyo Somaalida Maraykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyey guusha ay … Continue reading Ilhaan Cumar oo loo dhaariyey xubinimada Congresska Maraykanka (Daawo Sawirro)